Latest Article

6/recent/ticker-posts

2 KU NADIIFI MASKAXDAADA

 1   ISKU XIDH ALLAH,

Hadii aad isku xidho allah oo aad badiso xuskiisa iyo digrigiisa maskaxdaadu nadiif ayay noqonaysaa


2 JOOJI DADAKA AAD FOLLOW GARAYNAYSID.

Waxa aan ugu isticmaalka badanahy waa moobilka sidaa darteed moobilku nolasheena samayn ayuu ku leeyahy  sidaa darteed kafiirso dadka aad baraha bulshada aad kuxidhatahy iswaydii ma waxbay noloshayda ku kordhinayaan mise waxbay iga ridayaan kaliya followgaree dadka wax kugu kordhinaya.

Qodobo badan oo lagu nadiifiyo maskaxda wayjiraan laakiin labadan ayaan sooqatay ee adu raadi inta kale labadana waad ku faa idi doontaa hubaal. 

Post a Comment

0 Comments