1 shokaansi hagalin.
shokaansi ha iskugalin adiga oo faqriya [poor].
Intabadan inagu faqriga haldhinac uun baan ka aragnaa sida xaga xoolah ama hantida laakiin meelo badan
oo nolasheena kamida ayuu galaa gaar ahaan marka aad tahay nin raga oo wali wax barashadii dhamaysan
waxba meel kuumayalan nolashaadiiba ubaahan inad isku aadisid enargy iyo tamar cidkale aad ku bixisid mahaysid adigu naftaada wax walba kubixi oo horta isdhis hubaal sanado ayay kuguqaadanaysaa.
Laakiin marka aad lugahaga ku istaagtid xitaa hadii aad xidhiidh gasho hadii lagaago baxo majabi doontid markaa inta aad heer isku filaasho aad gaadhaysid xidhiidh hagalin
2 Jalwal lahaw.
wakhti aad kacdid iyo wakhti aad seexatid inta kadhaxaysana waxa aad qabanysida ha qur shaysnaadan
hadii aysan qurshaysnayn waxa aad qabanyso noloashaadu sidii hore ee ay ukala daadsanaayd uun bay ahaanaysaa.
Laakiin marka aad leedahy jalwal noloshaadu marba marka kadanbaysa ayay sii qurux badnaanaysaa.
3 60 DAQIIQO AKHRIS IYO QORMO.
Lahaw maalin wali 60 daqiiqo oo aad wax akhrinayso ama aad wax qorayso intaa wixii kadhexeeyana gudahaaga aad ulaabanaysid wixii aad qortay ama aad akhriday ma fahantay mise iska qor uun baykaa ahyd marka aad guda haaga ulaabatid ama aad kashaqaysid isbadal dhaba ayaad arkaysaa
0 Comments