1 RUNTIISA MA AQBALI KARO.
Raga jilicsan runtooda maqbalan haday noqoto waxyaabaha noloshiisa uu kuliito haday noqoto waxyaabaha nolashiisa uu ku guuldaraystay hadii uuba ninku runtiisa ka cararaayo waa nuuc daciiftinimada kamida.
2 WAX YAABAHA UGU MIHIIMSAN WAKHTI UMAHAYO.
Waxyaabaha ugu muhiimsan wakhti umahayo laakiin wax kasta oo malaayacniya wakhti uu uhelaa sida fadhi kudirirka, asaxaab la wareega iyo wixiilamida habanoqdo xitaa nin wayn.
Iska ilaali dabeecadaa hadii aad leedahyna kudadaal in aad badashid.
3 DANAYSTE.
ninkuba haduu inta uu dantiisa kaa fushanayo uu kuuhadal macaanyahay marka uu dantiisa dhamaystana uu wajikale lasoo baxayo iska ilaali qofkaa.
Xitaa haduu jiro qof nolosha halmar wax uun uqabtay oo uu qofkii wax uqabaty dhibaato kujiro iskuma dayo in uu garab istaago qofkii wax uqabtay.
Taasna waa astaan kale oo lagu garto raga jilicsan
0 Comments