1 MAAN HAG SAXAN.
Waa in aad saxdaa maanhagaaga aduun aragaaga taasi waxay ay kaa caawinaysaaa in aad horumarkaaga aad sifudud u gaadhid.
2 INAAD IS AAMINTID.
Marka aad maan haaga saxdid waxa imanaysaa in aad naftaada aamintid ood iimaanka aad naftaada ku qabtid iyo ka allah aad ku qabtaayi awoodaysto markaa si fudu ayaad ku gaadhi kartaa hadaf kaaga .
3 KARAAN.
Maanhag saxan iyo Isaaminid nafeed labadaa kaliya kuma wadaayaane waxa kale oo loo baahan yahay karaan .
In aad karankaaga saxdid oo aad bara tid xirfado kala duwan mar walba oo aad xirfad aad barato ama aad ku taqaqusto ogow maanta in aad ka lacag badan tahay maalin kii hore.
4 CURIN.
maanhag saxan isaamin karaan intaas hadaad leedahay waxba kuuma tarayaan ee waxa lagaaga baahan yahay in aad wax curiso oo sadexdaa qodab ee hore natiijo macnaleh ku keento oo la dhadhansan karo ama la intifaacsan karo taasna waxay ku tusaysaa qofka aad tahay.
0 Comments