DHAGAR DUMAR
Nin baa hada ka hor go aan saday in uu wax ka ogaado dhagar dumar
si uu arinta uga dhabeeyana waxa uu galay safar dheer in mudo ah marka uu socday ayuu arkay islaan wayeela oo duljoogta ceel inta uu ceelkii tagay ninkii ayuu biyo kacabay oo uu waydiiyay islaantii waxaad iisheegtaa sirtumar lagama salgaadho iyo dhagar dumar
islaantii uma jawaabin balse waxa ay bilawday waadaantii ceelka ee ay biyuhu kujireen in ay isku dul qubto oo ay qayliso ninkii oo layaaban falka ay samaysay islaantu ayaa halmar ku warhelay afar nin oo dultaagan kuwaasi oo islaanta meesha joogtay ay dhashay
isaaltii ayaa ku tiri ina madeedii ceelkan ayaan ku dhici gaadhac balse ninkan ayaa iga badbaadiyay
nimankii aya a bilaabay in ay uga mahad celiyaaan talaabada uu hooyadood ku badbaadiyay
intaa kadib islaantii ayaa ninkii inta ay usoodhawaatay ku tidhi hadii aan dhihi lahaa ninkan ayaa ceelka igu tuuri rabay naftaada ayaad halkan ku wayn lahayd
dhagarta dumarku waa sidan oo kale eray afkeeda kasoobaxay ayay kugu dili kartaa eray kalana waykugu badbaadinkartaa haatana intaa cashir hakuugu filnaato ee orad reerkaagiii ulaabo😄
0 Comments