1-SADDEX WAA LAGU TARMAA.
Hoo waalid= macanaheedu waa adiga oo waalidkaaga ka hela hoo iyo hiilba ama kula garab istaaga wax kasta oo aad ubaahato.
Hayn cibaado= macnaheedu waa adiga oo allaah isku xidha oo xadhigiisa haysta .
Hagar la'aan tol =macnaheedu waa adiga oo tolkaagu kuu sarakoco oo uu kaa caawiyo wax kasta oo aad ubaahato.
0 Comments