5 SIROOD OO AAD KU GAADHI KARTO GUUL
1- Tirda isku daygaaga
hadii aad rabto in aad guul gaadho waa in aad aqbashaa guul darada ood isku day samaysaa ilaa aad ka hesho wixii kuu shaqayn lahaa
2 - Isbad badal samee
marka aad guul daraysato isbad badal samee oo badal habka iyo xeeladii hore ee aad racaysay isku day wax cusub ama habkii hore badal
3 100% Aamin inad gaadhayso hadafyadaada
shayga hada aad rabto in aad guulka gaadho ma ogid inta kaaxikta guushaa markaa dulqaad samee oo allah tala saaro marwali aamin in aad guulaysanayso
4-Baros sababta ka danbaysa guuldaradaada
markasta oo aad guul daraysato maro wixii kaa qaldamay baro sida loo waydiiyo dadka khuburada ah
waa inaad barataa waxa kaa hortaagan guushaada
5-Naqo mid niyad ahaan iyo naf ahaan u diyaarsan
dadku way ku dhaleecayndoonaan way kaa maadsan doonaan waanay ku niyad jabin doonaan waxay shaki galindoonaan waxa aad ka aaminsantahy naftaada
hadii aad rabto inaad guul gaadho waxyaabahan iskudiyaari oo ka gudub
0 Comments