1- Qofna ha ku dhihin been baad sheegaysaa balse ku dheh ma hubtaa amba ani sidaa iilma muuqato
2-Marka huteel lagugu marti qaado ha dalban waxa ugu qaalisan ee meeshaas ku qoran balse waydii qofku waxa uu inii dalbi lahaa
3- Iska celi amaahiid lagu lahaaa inta aysan xasuusan dad kugu lahaa taasina waxay qurxinaysaa sharaftaada.
4-Marka uu qof sawir taleefankiisa kaa tuso celi adoona u gudbin sawirada kale ma ogid sawirkaas waxa ku xigah
5- Waligaa qof marka uu kula hadlayo haka kala jarin hadalka oo haka dhex galin hadalka oo dhagayso wixii ku anfaca ka qaado wixii kalana iska dhaaf
6- Inta aad dhihi lahayid qofku waxa uu kuu sheegayo waa bilaa micnoh waydii qofkaa habkle oo uu kuugu sheegi karo
7-Qof ha wicin labo jeer wax ka badan fariin ha u dirin ilaa uu kuu soo jawaabo hadii uusan daruuri kuu ahayin
8- Hadii uu qofku dhibsado dacaayeda kadaa
0 Comments