TALOOYIN KOOBAN OO KU SAABSAN JACAYLKA IYO XIDHIIDHADA
1-Marnaba hala jirin lamaane ku yasa sida cadowgiisa oo kalena kula dhaqma adiga
2-mararka qaar markaad xiriir kaso baxdo oo aad cidlana dareento uma baahnid inaad qofkale raadiso
waxaad ubaahantahy inaad isbarto sida dadka qaar loo joogo laantood
3-marwaliba ahaw qof yaqaana goortuu meel ka tagi lahaa meeshaa ha ahaato xiriir ama waxkaleba
4- waxaad ogaan kartaa jacaylka uu qofku kuu qabo marka uu xanaaqsanyahay sida uu kuula daqmo
5- jacaylku magac maahin ee waa ficil hadii aad ficil arki wayso jacayl ma jiro
0 Comments