Latest Article

6/recent/ticker-posts

NOQO QOF SOOJIDASHO LEH

 AFARTAN AYAA KAA DHIGAYA QOF SOOJIIDASHALE 

1-Noqo qof dhoola cadeeya 

dadka inta badan waxa soojita qofka farxada badan


2-dheh maya hadii anad rabin

dadku badanaa way ku ixtiraami doonaan hadii aad tahy qof maskaxdiisa ku socda oo wax kasta aan aqbalayn 


3- Inaad muuqaalkaaga dhisto

qof kastaa waxa ugu horeeya ee uu arki doonaa waa muuqalkaaga

 

4 Samee wax wanaagsan

samee wax aan inta badan dadka oo dhani samayn




Post a Comment

0 Comments