SADEX ARIMOOD OO KUSAABSAN WAAYAHA NOLOSHA
1-Nimaan waayuhu wax barin
wakhtigu uusan macalin unoqon
miyuu waayo arag yahy
2-In aad noloshaada ka saarto dadka
qaarkood maaha in aad neceb tahay
waxaad rabtaa in aad naftaada xushmayso
3- Noqo ruux wadku dili karo balse
waayuhu ciili karin
0 Comments